Lama odhan karo oo keliya waa Buugg Caruureed ee dadkii waaweynaa ayaad moodaa in uu Af-Soomaaligiiba u gooyey dadkii qurbaha ku raagey kuwaasoo mararka qaar uu kuuba goโynayo erayda qaar marka aad eegto sawirada qaarkood wixii Af-Soomaali lagu odhan jirey taasoo keentey in aan Buuggan bilaabo haddii kale uu Af-Soomaaliguba lumayo. Markaa waa Buugg isugu dhafan Af-Soomaali iyo English.
One night I was reading my daughter a childrenโs picture book and at the same time translating it in to Somali language. Some of the words I could not come up with in Somali language, so I made Teach the Kids Animals, and then Teach the Kids Fruits and Vegetables.